Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Nabadoon ka tirsan waxgaradka beelaha Soomaaliyeed ayaa maanta lagu dilay magaalada Muqdisho Marxuum Muxyadiin Axmed Cumar ayaa lagu dilay xaafada Suuq Boocle oo ka tirsan degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir sida wararku nagu soo gaarayaan. Dabley bastoolado ku hubeysan ayaa Nabadoonka ku dilay meel ku dhow hoygiisa, iyagoo ka dibna goobta ka baxsaday. Ciidamada amaanka … Continue reading Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya